Dagaalo qaraar oo ka socda xadka ay wadaagaan dalalka Siiriya iyo Turkiga (Sawirro)

Dagaal culus ayaa ka socda Magaalada ku taalla xuduuda Siiriya iyo Turkiga ee Ras al-Ain xilli ciidamada Turkiga ay howlgalo militari ka wadaan waqooyi bari Suuriya. Militariga Turkiga ayaa waxay sheegeen inay la wareegeen magaaladaasi, balse xoogaga Kurdiyiinta ayaa arrintaasi beeniyay. Xukuumadda Turkiga ayaa waxaa sidoo kale beenisay in ciidamadeeda ay beegsadeen ciidamada Mareykanka ka … Continue reading Dagaalo qaraar oo ka socda xadka ay wadaagaan dalalka Siiriya iyo Turkiga (Sawirro)